Roma Oo Fiorentina Kala Baxday Hogaaminta Seria A iyo Maxamed Salaax oo aan dabaal degin ka dib gool uu ka dhaliyey kooxdiisi hore

0
541

Roma Oo Fiorentina Kala Baxday Hogaaminta Seria A

Hargeysa(Warsugannews)Weeraryahan Mohamed Salah ayaa ka dhaliyey gool kooxdiisii hore kulan ay naadiga Roma figta sare ee horyaalka Seria A ku tageen karbaashida naadigii hore u hogaaminayay horyaalka ee Fiorentina.

Laacibkan hore khadka dhexe uga ciyaari jiray Chelsea ee, 23,jirka ahi wuxuu hellay kubad joog hoose ku duulaysa oo dhinaca laga soo jebiyey, isaguna si qurux badan uu u dhamaystiray markii ay soo gaadhay ka hor intii aanu Gervinho kubad uu la soo dhex jeexay difaaca ugu labaynin Roma.

Salah ayaa casaan ku baxay kadib kaadhkii labaad ee huruud ah markii loo taagay afar daqiiqo uun ka hor intii aanay Fiorentina gool iska soo bedin kaas oo uu u dhaliyey Khouma Babacar.Roma oo ku jid martay Fiorentina –

Roma ayaan ilaa imika dhinaceeda dhulka la dhigin afar kulan hogaankana ku haysa laba dhibcood oo nadiif ah.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here