Wafti Uu Hoggaaminayo Prof Cali Khaliif Galaydh Oo Ka Degay Magaalada Laascaanood.

0
487

Ka Degay Magaalada Laascaanood.

Madaxweynaha maamulka Khaatumo Cali Khaliif Galaydh iyo wefti uu hoggaaminayo ayaa oordhaweyd ka degay gagida diyaaradah ee Magaalada Laascaanood ee xarunta gobolka Sool kaddib markii ay kasoo laabteen wajigii labaad ee wada-hadalladii Somaliland iyo Khaatumo uga socday dalka Jabuuti.

Weftiga Prof Cali KhaliifGallaydh ayaa la sheegay inuu uga sii gudbi doono Laascaanood dhinaca magaalada Widh-widh, Isagoona Safar Dhulka ah kusii mari doona Deegaanada Kalabaydh, Xidhxidh iyo Balihadhac.

Sidoo Kale Waxaa soo dhaweeyay dadweyne tiro badan, Madax sarsare oo ka tirsan Qaranka Somaliland oo uu hogaaminayo Musharaxa Xisbiga Ucid Eng Faysal Cali Waraabe iyo Madaxda heer gobol iyo heer degmo iyo Waliba saraakiisha Ciidamada Qaranka iyo Booliska.

Image may contain: 1 person, standing and outdoor
Image may contain: 4 people, sunglasses

Image may contain: 5 people, people smiling, people standing

Image may contain: 4 people, people standing and outdoor