War Deg Deg :Wasiirka Wasaarada Dalxiiska Iyo Dhaqanka Somaliland Oo Magcaabay Isku Duwaha WasaaradaasI Ee Gobolka Togdheer

0
707

Wasiirka Wasaarada Dalxiiska Iyo Dhaqanka Somaliland ayaa Magcaabay Isku Duwaha Wasaaradaasi Ee Gobolka Togdheer Waxaanau U Soo Magcaabay Cabdiraxmaan Aadan Xaaji Ibraahin Oo Hore Gobolka Togdheer Warsaxafeedkan Lagu magacaabayey Masuulkan ayaa Warbaahinta Afkshaacabka Soo GaadhayMasuulkan Ayaa Hore U Soo Noqday Xoghayihii Gobolka Togdheer
Masuulkan La Soo Magacabaay Ayaa Ah Masuul Inta Badan Kala Garanaay Deeganada Gobolka Togdheer