DAAWO MUUQAAL CAJIIB AH: Madaxweyne Farmaajo oo si taariikhi ah ula wareegay Xilka Madaxweynaha

0
418

Madaxweynaha umadda Soomaaliyeed Maxamed Cabdullahi Farmaajo ayaa si taariikhi ah ula wareegay xilka madaxweynaha Soomaaliya kadib munaasabad aan caadi aheyn oo ka dhacday madaxtooyada Muqdisho.

Madaxweyne hore Xasan Sh Maxamuud ayaa sidoo kale loo sameeyay sagootin aan caadi aheyn kadib markii uu hantidii qaranka ku wareejiyay madaxweynaha cusub Farmaajo.

https://youtu.be/T515qAGoXKw?t=23