Xafladii Loogu Dabaaldegaayey Ictiraafka Golaha Degaanka Ee Bariga London Xaafadda Tower Hamlet Ay Ku Ictiraaftay Somaliland (Sawiro)

0
401

Xafladii Loogu Dabaaldegaayey Ictiraafka Golaha Degaanka Ee Bariga London Xaafadda Tower Hamlet Ay Ku Ictiraaftay Somaliland +Sawiro

Uk(Warsugannews)Kulan ka dhacay bariga magaaladda London kana soo qayb galeen wasiiro ka socday Xukumadda Somaliland,Madaxda maamulka dawlada Hoose ee xaafadda Tower Hamlet ,ururada Bulshada Soomaaliland ee ka hawlgala dalkan Ingiriiska, jaaliyadda reer Somaliland ee UK. Waxa kale oo qayb weyn ka qaatay Xisbiyada Somaliland iyo Xildhibaan Xoog oo ah xildhibaan laga soo doorto Magaaladda Hargaysa.

Xaflada oo ujeedadedu ahayd dabaal-dega ictiraafka ay xaafadda Tower Hamlet ee Bariga London ictiraaftay Somaliland iyo mataaneynta Gobolka Togdheer iyo Tower-Hamlet. kulanka oo ay ka hadleen dhamaan madaxdii iyo wasiiradii ka socday Somaliland…Wasiirada kasoo qayb galay ayaa aad ugu mahadceliyey ictiraaftka

golaha degaanka ee Tower Hamlet ay ictiraafeen Somaliland kuna tilmaameen horumar la taaban karo ,waxa kale oo ay mahadnaq usoo jeediyeen dhamaan shacabka reer Somaliland iyo gaar ahaan cidii isku hawshay arinkan oo ay ugu horeyso Amina Cali oo ah xildhibaanad laga soo doorto golaha degaanka ee Hower Hamlet oo dedaal dheer u gashay sidii arinkani u dhici lahaa.
68-1024x580

77-1024x580

89-1024x580

98-1024x580

108

109-1024x580

216-1024x580

314-1024x580

414-1024x580

511-1024x580