Guurkii Iyo Wadankii Iyo Kan Qurbaha Maxaa U Dhexeeya
(Warsuganews)
waxaa xaqiiq ah waxaa jirta caqabad iyo mushkilad keeneysa inuu qoysku dumo hadaba caqabadaas waa mid noocee ah ? sidee loo xalin karaa ?
waxaa xaqii ah guurkii wadankii ka dhici jirey iyo kan qurbaha ka dhaca inuu farqi weyni u dhaxeeyo
wadankii reeraha ama qoyska dhismaa wuxuu ku dumi jirey wax loo maaro waayey oo dhinac walba laga eegey
laakiin qoyskan qurbaha wuxuu ku dumaa si dhib yar sidaa darteed waxaa aad u batey qoysaska dumaya ama bur buraya
waxaa xaqiiq ah waxaa jirta caqabad iyo mushkilad keeneysa inuu qoysku dumo hadaba caqabadaas waa mid noocee ah ? sidee loo xalin karaa ? maxaa lagaga hortagi karaa ?
jawaabtiina iyo fikirkiina waan soo dhaweynayaa dhamaantiin
by cabdi adan swden
cabdi1515@hotmail.com
skype cabdi.adan19