Shirwaynaha kulmiye la shaciyey ma shaafiyi karaa kala shakiga xisbiga By Dr boqore farah

0
337

Shirwaynaha kulmiye la shaciyey ma shaafiyi karaa kala shakiga xisbiga By Dr boqore farah

Shirwaynaha kulmiye la shaciyey ma shaafiyi karaa kala shakiga xisbiga Waxa laga jogaa shan sano iyo bilo marki talada dalka lagu hubsaday huwanta kulmiye e u hagoogna sideda sano inay maruun dalka ka taliyaan o xukumad ka tafiiran xisbiga kulmiye xukunto shacab waynaha iyo qaranka Somaliland guud ahaanti tan iyo markii ay talada wadanka hanteen waxay bilaaben inay laban laaban waxay ku eedayn jiren xisbigii ka horeyay e udub e ka talin jiray Somaliland inatany ku guulysan dorashadi ka dhacday Somaliland 26/june/2010 haday tahay dhaca boobka iyo xatooyada hantida qaranka e guurtada iyo ma guurtada ah

Waxa bilabmay intay hoganka dalka hayeen qabyaalad an gabasho lahayn o ku faaftay dhaman gobolada dalka iyo guud ahaan meel kasto ay ku nool yihin shacbiga Somaliland waxa bilabmay musuq iyo mushkiald eex iyo nin jeclysi ah o xukumadu ugu dhaashiso inta xiga ama dan gaara ay ka ledahay.

Hadaba xisbiga kulmiye wixi ka danbeyey malintu oday silanyo madax wayne ka noqday somliland waxa so if baxayay kala qayb sanan iyokala rixasho kursiga ugu sareya qaranka e madax wayne nimo cidii isaga so sharxixi lahyd xisbiga kulmiye gudihiisa qamamurta iyo nin fooladka kulmiye wuxu midiba tabco iyo lagdin hadba tuu la halelo u dhigaa sxbdiisa kle kulmiye si uu isagu u gulysto kuwo qaar waxay ku maqan yihiin qaniinyo lagala beegsay madaxtooyada ay ka fiigeen xarunta loga taliyo qaranka e madaxtoyada iyago hore ahaa dadki so dhigi jiray shaxaha iyo sida lo qaabynayo ariamaha madxtoyadu ku mar gato e wada tashi u baahda kuwo waxay dhex muquranayaan hadh iyo shucaac iytago an darensanyn sidu kulmiye wax u doorto iyago shaciya murashaxnimo an dhafsiisnyn isaga iyo codbaahioyaha u kaga dhawaqayo iyo saxafada mar khatiga ka ah inu ruuxasi shaciyay inu kulmiye murshax ka yahay hadaba todobadki hore xisbiga kulmiye kala shakiga u kala fadhiya koonayasha xisbiga waxa hada u bilabmay tii lagu kalacalaf qaadayey e wadada u ku qul quli laha ruuxi hela barta madaw e bakhtiyanasibka marku golaha dhexe kulmiye kala hufo e kala haadiyo nimanka ku mashqulsan inay marun murashax isu so tagan iyagao shirwayne lagu dortay hadaba maalinta la kala baxo xisbiga kulmiye ma u noqon doonta dawo iyo isu so dhawansho raga manta fiintu dhex miranyso mise waxay noqon doonta nin ba taagti ha talaabsado o qof waliba wuxu u guuri dona meshu door moodo kulmiye wuxu noqon dona xisbi laga baxo se aan la galin o udub waxay saaxada ka baxday iyago an xisbi xaakim ahyn kulmiye ma isago dalka ka taliya ayu goraygu ka hadaafi waynu eegi halka laysla maro iyo halku geediga ku furo xisbigu malinta shirka u isugu yimaado kadib

W/Q DR boqore farah

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here