BAHDA WARSUGAN MEDIA GROUP WAXAY HAMBALYO MEHER U DIRAYAAN BOQORKA MAXAMED AXMED MUUSE (KURAASE) IYO BOQORADA ISRA IBRAAHIM XAASHI OO MAANTA MEHER-KOODU KA DHACAY HARGEYSA
HAMBALYO MEHER
Hargeysa (Warsugannews) Bahda Wargeyska Warsugan Media Group waxay Hambalyo kal iyo laaba u dirayaan Meherka Boqor Maxamed Axmed Muuse (Kuraase) iyo Boqoradiisa Isra Ibraahim Xaashi oo meherkoodu ka qabsoomay 26/12/2015 Mansoor Hotel Hargeysa.
Waxaanay leeyihiin qoyskaa Cusub noqda kuwii Aqal galkoodu soo degdego ee Ubad khayrqaba oo Diintooda, Dalkooda iyo dadkoodaba Anfaca. Amin Amin.
waxaanay ugu ducaynayaan ducadii Rasuulka “SCW” baraka laahu lakum wabaraka calaykuma wa jamaca baynakuma bilkhayr aw filkhayr.