Daawo Madaxweyne ku xigeenka JSL Md cabdiraxmaan Saylici ayaa ka qayb galay munaasabad ay jaamacadda hargaysa kaga qalin jebinayeen 75 arday oo shahaadada labaad ee Master Digriiga ku diyaariyey aqoonta Dublamaasiyada iyo xidhiidhka caalamiga ah.

0
300

Madaxweyne ku xigeenka JSL Md cabdiraxmaan Saylici ayaa ka qayb galay munaasabad ay jaamacadda hargaysa kaga qalin jebinayeen 75 arday oo shahaadada labaad ee Master Digriiga ku diyaariyey aqoonta Dublamaasiyada iyo xidhiidhka caalamiga ah.