Guddida Abaaraha heer qaran oo Maanta qasriga Madaxtooyada kaga dhawaaqay gurmad balaadhan in loo fidiyo dadka iyo duunyada Hargeysa(WSN)ku tabaalaysan gobolada Bariga Somaliland.
Guddida oo maalmihii u dambeeyey shirar ku jiray ayaa maanta soo saaray qodobo muhiima oo lagaga hawlgelayo abaarta baahsan ee taabatay shacbiga iyo duunyada ku dhaqan qaybo ka mida dalka