Sida ay qabaan odoyaal in badan usoo joogay dunida, waxay amaaneen isticmaalka miraha geedka Xulbada oo la cabo ama raashinka lagu darsado, taasoo ninka ragga ah ka caawineysa inuu ku wanaagsanaado kulanka sariirta.Sida ay qabaan odoyaal in badan usoo joogay dunida, waxay amaaneen isticmaalka miraha geedka Xulbada oo la cabo ama raashinka lagu darsado, taasoo ninka ragga ah ka caawineysa inuu ku wanaagsanaado kulanka sariirta.Warbaahinta Dalsoor oo soo bandhigtay waxtarka Xulbada” ayadoo waraysiyo laga qaaday odayaal badan oo Xulbada ku amaanay in ay leedahay waxtar qofkii cabana si weyn loogu dareemayo Isticmaalkeeda dhinaca jamaca, taasoo dhalinyaro badan ay u bareeraan inay isticmaalaan Xulbada oo ur badan iyo dhadhan aan la jecleysan leh.https://youtu.be/Ctm0CwCRx3E?t=3