Isticmaalka Xulbada oo  qeyb libaax leh ka qaadato kulanka Sariirta:

0
660

Sida ay qabaan odoyaal in badan usoo joogay dunida, waxay amaaneen isticmaalka miraha geedka Xulbada oo la cabo ama raashinka lagu darsado, taasoo ninka ragga ah ka caawineysa inuu ku wanaagsanaado kulanka sariirta.Sida ay qabaan odoyaal in badan usoo joogay dunida, waxay amaaneen isticmaalka miraha geedka Xulbada oo  la cabo ama raashinka lagu darsado, taasoo ninka ragga ah ka caawineysa inuu ku wanaagsanaado kulanka sariirta.Warbaahinta Dalsoor oo soo bandhigtay  waxtarka  Xulbada”  ayadoo  waraysiyo laga qaaday  odayaal badan oo Xulbada ku  amaanay  in ay leedahay waxtar qofkii  cabana  si weyn  loogu  dareemayo  Isticmaalkeeda dhinaca jamaca, taasoo dhalinyaro badan ay u bareeraan inay isticmaalaan Xulbada oo ur badan iyo dhadhan aan la jecleysan leh.https://youtu.be/Ctm0CwCRx3E?t=3