Dalka Maraykanka Gaar Ahaan Washington Dc Waxa Lagu Qabtay Munaasibada Xuska 32 Guurada 18 May oo ay ka soo qayb-galeen saaxiibada Somaliland oo ay ka mid ahaayeen masuuliyiin ka socday safaarada Taiwan Embassy in Washington iyo Ambassador hore uga soo shaqeeyey State Department iyo shaqaale