Waxqabadka Xukuumada Maxweyne Axmed Silaayo

0
376

Waxqabadka Xumada Maxweyne Axmed Silaayo

iyadoo miisaaniyada dalku maraysa halkii ugu fiicnayd iyadoo gaadhay miisaaniyada dalku 260 millyan iyadoon caawinimo kahelin dalalkale Waxqabadka xukuumada uu gadhwadeenka kayahay Axmed siilaanyo Madaxwaynaha jamuuriyad somaliliand mudane siilaanyo waxa uu isbadal wayn oo muuqda oo uu taariikhda ku galay oo ay indhihii fayaw ee aanay indhatirin mucaaradnimo qalafsan markaad eegto mudo xileedkii shanta sano ahayd ee xukuumadani haysay dalkan iyadoo kala wareegtay xukuumadii iyada kahoraysay duruufo aad iyo aad u ad adag marka aan eegno waxyaabahan soo socda

1: kaw dhaqaalaha jamhuuriyada somaliland iyadoo dawladu lawareegtay qasnadii dawladoo madhnayd dayna lagu lahaaa dawladii hore Riyaale iyadoo shaqaalihii dawladaa wakhtigaas aanay qaadan mushaharaadkoogii ugu yaraan lix bilood

2: iyadoo miisaaniyada dalku maraysa halkii ugu fiicnayd iyadoo gaadhay miisaaniyada dalku 260 millyan iyadoon caawinimo kahelin dalalkale

3: iyadoo

dugsiyadii hoos dhexe bilaash laga dhigay

4 darajooyinkii ciidanka iyadoo shaqaalihii dawlada mushaharkii loo laban laabay

5: madaxwaynaha soomaliliand oo xayndaabkii kafuray dhalinyarada taas oo keentay in dhalinyartii isu soo sharxdo golihii deegaanka

6 dawladanoo hirgalisay inlaga badalo gobalada bariga lacgtii shilinkii siyaad bare lagana dhigay shilinka somaliland GABA GABADII WAXAAN USOO JEEDINAYAA AXSAABTA MUCAARIDKA INAY QIRAAN WAX QABADKA XUKUUMADA KANA DAAYAAN DACAYAADHA RAQIISKA AH EE AY WARBAAHINTA UMARINAYAAN QORE( XAMSE ABDISEMAD AADAN MR ( BARWAANI

axmed

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here