Baafin Nin Xanuunsanaya

0
659

Baafin Nin Xanuunsanaya
Waxa dadweynaha si sharaf leh looga codsanayaa qofkii arka ninkan oo magaciisu yahay Cabdiraxmaan Ibraahim Sh. Maxamed, oo xanuunsanaya, shalayna ku lumay agagaarka masaajidka Ibraahim Dheere, oo xidhnaa garan midabkiisu cadaan xigo iyo surwaal isboorti buluug ah, da’diisuna tahay astaamihiisuna ah nin maariin midabkiisu yahay, oo dhuubni xiga, fadlan qofkii arka ha la soo xidhiidho lambarka Adeerkii Dr. Cabdillahi Sh. Maxamed Walaaleye= 063-4437436 ama
Maxamuud Cali Sh. Max’ed Walaaleye=063-4001235 ama saldhigyada booliiska ka ugu dhow.
Fiiro gaar ah: Muraayadaha indhaha muu xidhnayn.