BAHDA WARGEYSKA WARSUGAN MEDIA GROUP WAXAY HAMBALYO MEHER U DIRAYAAN

0
344

BAHDA WARGEYSKA WARSUGAN MEDIA GROUP WAXAY HAMBALYO MEHER U DIRAYAAN Boqor Axmed-zaki Daahir Xasan iyo Boqoradiisa Marwo Xamda Yaasiin Saleebaan Kaarshe oo Meherkoodu 22/10/2016 ka qabsoomay Magaalada Hargeysa gaar ahaan Hotel Mansoor, waxaanay bahda warsugan ugu ducaynayaan qoyskaasi qiimaha badan ee inagu soo biiray ducadii Rasuulka (S.C.W) ee ahayd BAARAKALAAHU LAKA WABAARAKA CALAYKA WAJAMACA BAYNAKUMAA FILKHAYR, AAMIIN AAMIIN AAMIIN AAMIIN.