Wararka Booliska Miami oo awood u sheegtay haweeney labada lug ka go`an iyo bulshada oo ka carootay By abdi Yusuf - December 13, 2016 0 516 FacebookTwitterPinterestWhatsApp Haweeney lagu magacaabo Mary Brown islamarkaana ka go`an labada lugood ayaa waxaa si xun oo awood ku jirto ula dhaqmay booliska magaalada Miami kaddib markii ay damceen in ay soo xiraan. Share this:FacebookX Related