Caawi Walaalkaaga Dhibban Ee Caawimada U Baahan‏

0
413

Caynaan Axmed Ismaacil waa wiil dhalinyaro ah isla markaan haysta xaas iyo afar caruura ma awoodo inuu isku filaado madaama uu naafo yahay ma socdo sideena waxa uu ku socdaa baaskiilkan aad arkeysaan. hada waxa uu ku suganyahay sawirka gurigiisa uu Hargeisa ka daganyahay , waxa uu ilahay masuul uga dhigey inuu maareeyo nolosha qoyskiisa, waxaa soo dhow bishii khayrka badneyd ee Ramadaan, waa bishii sadaqda, waa bishii naxariista, waa bishii danbi dhaafka, hadaba walalkeen caynaan waxa uu idinka codsanayaa umada islaamka meel kasta oo ay joogaan in ay ku soo kaalmeeyaan waxa ay u awoodan si uu bisha ramadaan umada islaamka u la soomo hadaba walaalyaal waxii caawimo ah ugu soo hagaajiya ciwaanada dahabshiil ACC 35632 AMA salama banka 60208009 ZAAD 0634095431

1

2

3

4