Casho Sharaf Lagu Soo Dhaweeyey Musharaxa Madaxweyne ku Xigeen Xisbiga Ucid A/Rashiid Hassan Mataan Oo Ka Dhacday galbeedka London +Sawiro

0
407

Casho Sharaf Lagu Soo Dhaweeyey Musharaxa Madaxweyne ku Xigeen Xisbiga Ucid A/Rashiid Hassan Mataan Oo Ka Dhacday galbeedka London +Sawiro

Hargaysa:(Warsugannews)-Casho Sharaftaa oo ay soo agaasimeen Taageerayaasha Xisbiga Ucid ee Galbeedka London ayaa si hufan oo hagar la’aan ah loogu soo dhaweeyey Musharaxa M/Xigeen ee Xisbiga Ucid aqoon yahan A/rashiid Hassan Mataan. Kadin markuu Musharax A/rashiid uu goobtaa ka jeediyey Khudbad qiimo badan oo dhinacyo badan taabatay waxaa dhamaan taageerayaashii goobta isugu yimi ay mar qudha ku wada dhawaaqeen in ay Hiil iyo Hooba la garab taagan yihiin Xisbiga ucid iyo Musharaxiintiisaba. Waxaa iyaguna Goobtaa ka hadlay Madax-dhaqameed, aqoon yahan iyo Haween Xisbiga Ucid Taageersan oo Duco ku soo af-meeray Casho sharaftii qiimaha badneyd.

11998971_10154351333489460_5782059841208047817_n

11217553_10154351334259460_6505762692730212035_n

11226183_10154351332784460_5491016644449150786_n

11825847_10154351333049460_5700634055947384915_n

11947643_10154351333204460_1172527970851563154_n

11947643_10154351333414460_1104878352600741570_n

11947643_10154351334194460_5746619263424024579_n

11949389_10154351332679460_2030282801980916413_n

11949404_10154351334589460_6861776633642013739_n

11951852_10154351334129460_5937001490419609914_n

11953108_10154351332504460_2113785826695029953_n

11953165_10154351333944460_4097667196528807465_n

11954560_10154351333574460_6343988060205594297_n

11960032_10154351333814460_5485623069235995390_n

11986343_10154351334359460_7536474307950658385_n

11986483_10154351334744460_4878204740758887063_n

11986497_10154351332459460_716354542470205739_n

11986984_10154351332949460_7293522874170110537_n

11987152_10154351333669460_2527591605560641865_n

11988317_10154351332844460_6704372051427661635_n

11998829_10154351332579460_1593559513420395482_n

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here