Ceelasha Biyaha Burco Oo Qaarkood Xidhmeen Musuqmaasuq Xadhkaha Goostay+Maareeyaha Wakaalada oo ku fashilmay hawshaas+Cabashada Dad Weynaha

0
347

Ceelasha Biyaha Burco Oo Qaarkood Xidhmeen Musuqmaasuq Xadhkaha Goostay+Maareeyaha Wakaalada oo ku fashilmay hawshaas+Cabashada Dad Weynaha
(Afkashacabka news ) Biyuhu waa lafdhadabrata ugu wayn ee jirtaanka nolasha noole kasata , waa baahi daruuri ah sida uu quraanka eebe inoogu sheegay meel aan iyo lahayn nololi majirto , hadaba maadaama ay biyhu yihiin ama leeyihiin muhiimada badan ee intaa leg waxa lagama maarmaan ah in awooda lasooro ilaha iyo goobaha wax soo saarka biyaha si looga hortago deegaan kasata in uu ka dhoco oon iyo biyo la,aan baahsan oo keeni karta in ay xasuuqmaan islamarkaan lawaayo dadiyo duunyo waxa deenka ku nool . Xeer biyaha jamhuurada soomaland ee xeer no: 46- 2010 uu dhigayo dhawrida biyaha horumarinta iyo kobcinta hayaardka biyah iyo habsami u adeegsiga hadaba iyadoo ay taasi jirto waxa meesha kabaxay ain lawaayo dhawrista iyo tayayta goobah biyah ay ka heli jireen dadweyha reer burco.beryahan ugu danbeeyay waxa cabsho xoogbadan oo soo noqnqotay kasoo baxaysay dadwwyneha reer burco iyagoo si xoogleh uga cabanay biyo laaan soo food saartay xaafadaha magaalda oo qaarkood aanay mudo badan biyo helin , iyadoo ay xaafadaha biya laanta kacabanayaa ay ahaayeen xaafdadah ugu biyaha badan marak loo eegay si ay biyaha u kala helaan , cabshada ay qaban daweynaha reer burco ee ku wajahan biyo yaraaanta soo food saartay ee xooga badan ayaa bilaabmatay tan iyo markii wakaalada biyah burco loo magacaabay maamulka hada gacanta ku ahaya , dadweynah reer burco ayaa cashooyin soo noq noqday ugud biyay wasaarda biyaha iyagoo kaga cabanaya in wax laga qabto maamul xumada iyo musuq maasuqa hadheeyey ee ka dhex jirta wakaalada biyaha burco ee uu maareeyaha ka yahay fadxi axmed cabdi cigaal , waxa intasii dheer in maryaha wakalada biyah buro aanu s i joogtah u imanin xafiiskiisa oo kaga maqan yahy hawlo aan shqadiisa ahayn oo u gaar ah iyadoo dawenuhuna ku hungoobaan xafiiskiisa gobolka togdheer ayaa ah gobolada ugu biyaha badan gaar ahaan magaalada burco oo aan wali laga soo sheegin in cabsho sidan u culusi katimaado waxaan ay tani keeni kartaa in ay dadweynuhu isgu soo baxaan banaanbaxyo culsu oo ay kaga cabayaan maamulka wakaalada , taasina ay sabakarto sumcad xumo usoo hoyata wasaarda biyaha iyo khayraadka jamhuuriyada somaliland sida ay noosheegeen aqoonyahanka iyo waxgarka magaalada burco oo qaarkood dalbanyaan in wax lag qabto ayaa sheegay in ay fariintan marlabaad u diryaan wasiirka cusub ee wasaarada khayraadka biyaha oo ay ku tuhmayaan karti badan mudan obsiiye ee madxaweyne axmed maxamed siilaanyo dhowaan u magaacaabay masuuliyada biyaha dalka tan iyo markii labedelay mareeyihii hore ee wakaalda biyah burco eng yuusuf ibrahin jirde waxa ay dib ugu noqotay wakaaldu cabsho iyo dibu dhac weyn, waxan xidhimay sadex ceel oo halbawle u ahaa magaalada waraabinteeda .