Chelsea oo La Tumay – Mourinho Iyo Matic Oo Casaan Kaga Baxay Garoonka

0
316

Chelsea oo La Tumay – Mourinho Iyo Matic Oo Casaan Kaga Baxay Garoonka

sea oo kaadhka cas laga siiyey laacibka khadka dhexe ee Nemanja Matic iyo tababare Jose Mourinho ayuu daqiiqadihii u dambeeyey madax ka gallay Andy Carroll kaas oo guuldaro dhabar jab ah baday kooxda doonaysa inay difaacato horyaalka sanadkii hore.
Jose Mourinho

Taageerayaasha Westham Oo u Damaashaadaya Goolkii Carroll iyo Mourinho Oo Daba Taagan

Mauro Zarate ayaa ku dhirbaaxay shabaqa kubad hogaankana ugu dhiibay naadiga lagu naanayso Dubayaasha ‘Hammers’ kadib markii ciyaaryahanada Chelsea ku guuldaraysteen inay dibada isaga saaraan koorne lagu soo laagay.

Matic ayaa garoonka lagaga saaray casaan, laba huruudood oo uu qaatay sagaal daqiiqo uun ka hor dhamaadka qaybtii koobaad ee ciyaarta, Mourinho ayaa isna la raaciyey oo casaan loo taagay kadib markii uu la murmay garsoore Jon Moss markii loo dareeray nasashadii.

Read more: http://www.cadalool.com/live-chelsea-vs-west-ham-united/#ixzz3pZ86JAja

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here