DAAWO: 40 Sanadood ayuu La Noolaa Waraabayaal (Xogta Dahsoon)‏

0
326

Hargeysa(WSN)Barnaamijkeenan xogta dahsoon waxaynu ku soo bandhigaynaa oday waayeel ah oo da’diisii sideetameeyo ku jira, kaasoo muddo afartan sano ah oo noloshiisa ka md ah la noolaa raxan waraabayaalah oo dugaaga ka mid ah.