Daawo Adlov Hitler iyo Banito Mussalini (Xogta Dahsoon)

0
558

Hargeysa(WSN)Barnaamijkeena xogta dahsoona waxaynu ku soo qaadanaynaa qaar ka mid ah Waxyaabihii ay ku kala duwanaayeen Adlov Hitler iyo Banito Mussalini oo labadooduba ka mid ahaa dadkii xulafada noqday ee colaado ay humeen dartood caanka ku noqday.