Daawo Afar Saacadood ayay baadhaysay Haanta Xashiiska, bal nala eeg Sababta (Xogta Dahsoon)

0
538

Hargeysa(WSN)Gabadhani waxay sheegtay inay masaafo dheer dabosocotay gaadhiga xashiishlaha ah ee xaafadood si ay u gaadho goobta uu geeyo xashiishka iyadoo ku qanacsan oo aan ku walaacsanayn inay meel kale dhigtay, seladda qashinka mooyaane.