Daawo Badhasaabka Gabiley Deeqsame ayaa Kulan La qaatay Iskuduwayaasha Laamaha Wasaaradaha Gabiley‏

0
371

Gabiley(Warsugannews)Badhasaabka Gobolka Gabiley Xamse Maxamed Cabdi Deeqsame Ayaa Maanta Kulan La yeeshay Isku duwayaasha Laamaha Wasaaradaha Gobolka gabiley Kulankani oo Ahaa Kulamadii Caadiga ahaa ee ay wada Qaadan jireen Gudoomiyaha Gobolka gabiley Iyo ISkuduwayaashu