DAAWO: Ciyaartoyda cagahooda Hoos ma u eegtay (Xogta Dahsoon)‏

0
423

Inkastoo ay ciyaartoyda kala duwan ee adduunku xidhaan kabo adadag iyo Sharoobaado qaro leh si ay cagahooda uga ilaaliyaan jugta iyo laadadka ku dhaca ayaa hadana dhanka kale agabkaa ay lebistaan waxa aanu ka difaacin waxyeelada cagahooda soo gaadha, gaar ahaan faraha lugaha iyo cidiyahooda sida aynu ku wada dawanayno sawiradan aanu ku soo bandhigayno barnaamijkeena Xogta dahsoon.