Daawo Culimada odhan mayno wixii aanu caqligayaga ka keeno nagu raaca Md Maxamuud X Cabdi

0
300

Hargeysa(Warsugannews)Culimada odhan mayno wixii aanu caqligayaga ka keeno nagu raaca, oo hadaanu waxaasi waa xaq nidhaahno waa xaq dhaha, Waxaanu leenahay wixii wanaagsan ee aanu wadno nagu garab gala Wixii naga dhaca naga toosiya