DAAWO: Cuqaasha, Odayaasha Iyo Wax Garadka Beesha Abokor Axmed Oo Kamid Ah Beelaha Habar Jeclo, Oo Si Midaysan U Tageeray Murrashax Muniir Axmed Cigaal.

0
511

Cuqaasha, Odayaasha Iyo Wax Garadka Beesha Abokor Axmed Oo Kamid Ah Beelaha Habar Jeclo, Oo Si Midaysan U Tageeray Murrashax Muniir Axmed Cigaal.

Beesha Abokor Axmed Faarax, oo kamid ah Beelaha Jabarjeclo, ayaa shir ballaadhan oo ay ku qabteen Cuqaasha, Odaayasha iyo Wagaradku waxay si midaysan ugu tageereen Murrashax Muniir Axmed Cigaal, oo kamid ah Murrashaxiinta Doorashada Golaha Wakiilada ka tartami doona Gobolka Saaxil haddii alle idmo. Sidoo kale waxay Mahadnaq iyo bogaadin u jeediyeen Waxgaradka iyo Guddiyada Beesha Axmed Faarax Gaashaanbuur ee Gobolka Saaxil, oo si midaysan iyagu u soo sharaxay Murrashax Muniir.