DAAWO: Dood U Soo Qaban Qaabiyay Tv-ga Qaranka JSL, Oo Si Cilmiyana Loogu Qaada Dhigay Maalgashiga Imaraadku Galinaayo Dekada Berbera

0
459

Hargeysa(Warsuganews)Telefeeshinka Qaranka Somaliland, ayaa soo qaban qaabiyay Dood ay ka qayb galeen, Garyaqaano ku xeel dheer dhinaca sharciga, Aqoonyahano ku takhakhusay dhaqaalaha, iyo ardayda Jaamacadaha dalka Somaliland. Doodaas oo si cilmiyana loogu qaada dhigay Maalgashiga dalka Imaraadku ku samaynaayo Marsada Dekeda Berbera oo ay fulinayso Sherkada Caalamiga ah ee DP World.
Dooda Tv-ga Qaranka oo lagaga dooday, inta qaybood ee mashruucasi faa’iido ugu leeyahay bulshada, dhinacyada u baahan in laga fiirsado iyo arrimo kale.