Daawo Gacantaada oo Dhowaan kuu Bedelaysa Taleefoonka Mobil ka (Xogta Dahsoon)‏

0
384

Hargeysa(WSN)Adeega signal waa shay soo shabbaha saacadda adigoo marka uu soo dhaco fartaada taabsiinaya dhegtaada sidaana uu codkii qofku ugu gudbayo maqalkaaga.