Daawo Goobtii Dagaal ee Ugu Dhimashada badnayd (Xogta Dahsoon)

0
619

Hargeysa(Wsn)Dhamaadkii bishii august sanadkii 1942 ciidamdii Adlov Hitler waxay kabaabiga u soo fadhiisteen Magaalada Stalingrad ee Koonfurta Raashiya iyagoo haysta amar ah inay magaalada u qabsadaan oo gacanta ugu dhigaan ahmiyadaha ay lahayd dartood.