Daawo Guulihii uu Gaadhay Ordogan, (Xogta Dahsoon)‏

0
364

Hargeysa(Warsugannews)Raysalwasaarahii hore ee Dalka turkiga Rajab Dayib Ordogan xiligana ah Madaxweynaha Dalkaasi ayaa intii uu soo hogaaminayey wadanka Turkiga waxa uu ku sameeyey isbedel horumarineed oo aan noociisa hore loo arag isbedelkaas oo saameeyey dhinacyo badan sida dhaqaalaha iyo arimaha bulshada, si rasmi ahna looga dareemay nolol maalmeedka dadka muwaadiniinta ah.