Daawo Hadii aad garanayso in heesta hooyoo uu qaado maxamed saleebaan tubeec, hadii aad garanayso heesta gadhba gadhbaa la tusaa inay wada qaadaan sahra axmed iyo xasan aadan,….. Waraysi Sadiiq M Burmad

0
480

Hargeysa(Warsugannews)Hadii aad garanayso in heesta hooyoo uu qaado maxamed saleebaan tubeec, hadii aad garanayso heesta gadhba gadhbaa la tusaa inay wada qaadaan sahra axmed iyo xasan aadan, hadii iyaga heesaha jalamqallam iyo dardaaran aad og tahay inuu qaadi jiray qalinle, hadii iyana heeska xurmo daran aad ku dhagaysato codka fanaanka kuluc hadii heesahaa iyo heeso kale oo badan oo aad jeceshahayba ku taqaano cida qaada ma garaynaysaa ama ma iswaydiisay ninka laxanka ama habka ay u qaadaan maskaxdiisaa ka sameeyay?. Waa mid kamida fannaaniinta soomaaliyeed kuwooda ugu laxamada macaan habeen dhawayd ayaan warbixintan ka diyaariyay fanaankaas noloshiisa iyo fankiisaba ee aan idinla wadaago si aad iila dhagaysataan