DAAWO: Hogaamiyayaal Ka Baxay Borotokoolkii Madaxnimo‏

0
394

Madaxweynaha Dalka Maraykanka Brack Obama ayaa ka mid ah madaxda dhaaftay hanaankii anshax ee ay lahaayeen madaxda caalamku ka dib markii xiligii loo fadhiyey tacsidii Nelson mandella ee Magaalada Johansberg uu si fog ugu mashquulay sawiro uu iskala qaadayey gabadha raysalwasaaraha ka ah dalka Denmark iyo raysalwasaaraha Britain David cmeroon.