DAAWO: Khatarta Caafimaad ee Sigaar cabbista (Xogta Dahsoon)

0
475

Barnaamijkeena Xogta dahsoon waxaynu ku soo gudbinaynaa khataraha ay leedahay sigaar cabbistu oo ay la tahay in lala socdo, iyadoo .Xabadda keliya ee sigaarka ah ay ku jiraan ilaa 4800 oo maadooyin kiimiko ah kuwaas oo 250 ka mid ahi ay dhaawacayaan caafimaadka aadamaha, iyadoo 69 maaddo ay si gaar ah u sababaan cudurka kansarka