Daawo Khudbadii Wasiir Cukuse Ku Sagootiyey Wasaaradda Warfaafinta & Guulihii Waxqabad ee u Hirgalay‏

0
325

Wasiirka Cusub ee wasaaradda warfaafinta, dhaqanka iyo wacyigelinta JSL Md Cismaan Cabdilaahi saxardiid (Caddaani) ayaa maanta si rasmi ah xilkii wasaaradaasi ugala wareegay wasiirkii hore ee wasaaradda Md Cabdilaahi maxamed Daahir Cukuse ahna wasiirka wasaaradda xanaanada Xoolaha.