Daawo Kor u Kaca Kiisaska Kufsiga ee Somaliland‏ ka jira

0
366

Xeer Ilaaliyaha guud ee Qaranka ayaa maanta ku dhawaaqay in xadiga kiisaska kufsigu kor uga kaceen Dalka Somaliland, hadalkaana waxa uu xeer ilaaliyuhu ka sheegay munaasabaduu maanta tababar ugu furayey qaar ka tirsan xeer ilaaliyayaasha Dalka