Daawo Macnaha Dayaxii Balaadhnaa ee dunida Ka Soo Muuqday (Xogta dahsoon)

0
445

Hargeysa(WSN)Soo muuqashada dayaxa balaadhani waa arin dabiici ah oo hadba marka xilli la gaadho dib ugu soo noqota dunida waana muuqaal dayaxu weyn yahay oo si aad ahna u kala fidsan yahay