DAAWO: Madaxweynaha JSL oo Kulan u Qabtay Badhasaabada iyo Mayor-da Dalka

0
285

Madaxweynaha JSL Md axmed maxamed maxamuud Siilaanyo ayaa maanta qasriga Madaxtooyada kulan ugu qabtay badhasaabada dalka iyo mayor-ada Degmooyinka, waxana uu kala hadlay hirgelinta shuruucda ajaanibku dalka ku joogi karaan iyo qaadashada muwaadiniinta ee kaadhka codbixiyayaasha, waxana kulankaa Madaxweynaha ku wehelinayey Madaxweyne ku xigeenka Md cabdiraxmaan cabdilaahi ismaaciil (saylici) iyo Wasiiro ay ka mid yihiin Arimaha gudaha iyo madaxtooyada