Daawo Madaxweynaha oo Shir muhiima la yeeshay Laamaha Dawlada iyo Goaamadii ka soo baxay oo uu saxaafada u akhriyey Wasiir Maxamed Xaashi Cabdi +Sawiro

0
382

Madaxweynaha oo Shir muhiima la yeeshay Laamaha Dawlada iyo Goaamadii ka soo baxay oo uu saxaafada u akhriyey Wasiir Maxamed Xaashi Cabdi

Madaxweynaha Qaranka Jamhuuriyadda Somaliland Mudane Axmed Maxamed Siilaanyo waxa uu maanta Shir muhiima oo balaadhan ugu yeedhay dhammaan Madaxda Xukuumadda oo ka kooban Xubnaha Golaha wasiirada, Agaasimeyaasha Guud, Gudoomiyeyaasha Hay’addaha Madaxa Banaan, Maareeyeyaasha, Taliyeyaasha Ciidamada Qaranka ee Kala duduwan.

Shirkaas oo Dulucdiisu ahayd in Xukuumaddu kawada hadasho doorka kaga beegan kor u qaadida iyo isticmaalka aaminaada lacagta Somaliland iyo ka hortaga Qiima dhaca shillinka Somaliland.

Nuxurka Kulanka kaga bogo Muuqaalkan Daawashada Ah

DSC_001

DSC_0002

DSC_0003

DSC_0004

DSC_0005

DSC_0010

DSC_0011

DSC_0014

DSC_0017

DSC_0018

DSC_0025

DSC_0035

DSC_0038

DSC_0039

DSC_0042

DSC_0045

DSC_0050

DSC_0053

DSC_0056

DSC_0058

DSC_0062

DSC_0066

DSC_0068

DSC_0077

DSC_0078

DSC_0081

DSC_0082

DSC_0085

DSC_0089

DSC_0094

DSC_0097

DSC_0104

DSC_0108

DSC_0116

DSC_0120

DSC_0124

DSC_0130

DSC_0146