DAAWO: Magaaladii Jinka, (Xogta Dahsoon)‏

0
607

Hargeysa(Warsugannews)Barnaamijkeena Xogta dahsoon waxaynu daaha kaga qaadaynaa Magaalada loo yaqaano magaaladii Jinka, taasoo laga helay Dalka turkiga, iyadoo isweydiin badani ka taagan tahay ilbaxnimadii dhistay magaaladaasi oo leh 11 dabaq oo dhulka hoostiisa ah.