Daawo Malqacada Muuqaalkeeda Lagu Arkay Meerayaasha Hawada sare (Xogta Dahsoon)

0
461

Hargeysa(WSN)Barnaamijkeenan waxaynu daaha kaga faydaynaa malqacadda ay hay’adda sahaminta hawada sare ee maraykanka ee Nasa ay muuqaalkeeda inaga tustay meerayaasha sare gaar ahaan meeraha Mariikh.