Daawo Mar haddii aydaan maanta naanays xun qaadanayn oon laydin lahayn oo aan laydin yasayn, laydin quudhsanayn,laydin lahayn geedkii xumaa ee talada xumi ka soo baxday” Wasiir Maxamuud Xaashi

0
522

“Mar haddii aydaan maanta naanays xun qaadanayn oon laydin lahayn oo aan laydin yasayn, laydin quudhsanayn,laydin lahayn geedkii xumaa ee talada xumi ka soo baxday oon laydin lahayn dadkii dadka xun doortay, oon laydin lahayn dadkii madaxweynaha xun keenay, lib iyo faan ayey ayey inoogu filan tahay”

Gar-adag(Warsugannews)Khudbadii Wasiir Maxamuud Xaashi “Gar-adag waxa guul u ah way libaysatay, codkeedii iyo taladeedii ma khasaarin, dhamaan taageerayaasha Kulmiye ee Silaanyo u codeeyeyna ma khasaarin way guulaysteen xataa hadii ay aanay hanti gaara, horumr gaar helin way guulaysteen waayo xisbigii ay doorteen ayaa guul keenay ”