Daawo Masuuliyiin ka socday komishanka heer qaran ee dooroshiyinka Somaliland oo safar shaqo ku jooga xarunta gobolka sanaag

0
741

Masuuliyiin ka socday komishanka heer qaran ee dooroshiyinka Somaliland oo safar shaqo ku jooga xarunta gobolka sanaag ee magaalada ceerigaabo ayaa kulamo la qaatay gudoomiyayaasha Jaamacadaha ka hawlgala gobolka sanaag