Daawo Maxaad Kala Socotaa dalalka Lagu Tago Baasaboorka Somaliland?‏

0
843
Previous messageMaxaad Kala Socotaa dalalka Lagu Tago Baasaboorka Somaliland?‏

Hargeysa(warsugannews)Xildhibaan Axmed Maxamed Diiriye Nacnac oo maanta xarunta Wakiilada kula hadlay saxaafadda dalka ayaa waxa uu ugu horayn ka hadlay aragtidiisa ku aaddan joojinta ay Somaliya joojisay duulimaadadoodii  iman jiray Dalka Somaliland

Dhanka kalena Xildhibaan nacnac waxa uu xusay qaar ka mid ah dalalka lagu tegi karo baasaboorka Somaliland  xaqqa ay Somaliland u leeahay inay dadka ajaanibta ah u samayso sharciyo ay ku joogaan Dalka