Hargeysa(WSN)Kaabadda ama Tower-ka ay ku xidhan tahay saacada Magaalada Makkah ee dusha ka eegaysa Kacbada barakaysan waa dhismaha sadexaad ee ugu dheer dunida, laakiin waxaa jirta xogo kale oo ku dahsoonaa saacaddaa kuwaasoo dhowaan la daah qaaday.