Daawo Miyaynu Biyaha Dhexdooda ku ooyi Karnaa (Xogta Dahsoon)

0
457

Hargeysa(WAN)Barnaamijkeenan waxaynu ku eegi doonaa hadii ay suurogal inoo tahay inaynu biyaha dhexdooda ku ooyi karno oo ku ilmayn karno , iyo saamaynta arintaasi ku leedahay caafimaadka iyo nolosha qofka bani’aadamka ah.