Daawo Muslimka iyo Musharax Donald Trump, (Xogta Dahsoon)‏

0
400

Hargeysa(Warsugannews)Waa nin ay ku beeran tahay rabitaanka awooda iyo xukunka waana ninka caanka ku noqday kelmadaha aan loo miidaan deyin ee aan mas’uuliyadu ku dheehnayn, waxa uu calooshisa ku qarinayaa necaybka uu u qabo umadda ilaahay.