Daawo: Muunin Seed wuxuu u muuqday inuu yahay nin aan go’aan gaadhi karin oo isaga laftiisa gaadh laga hayo! Afhayeen Deyr

0
460

Hargeysa (Warsugannews) Guddoomiye-ku-xigeenka Xisbiga WADDANI Mudane Axmed Muumin Seed oo kulankii 29 December 2015-kii matalayey Xisbigiisa, waxa ka muuqatay inuu yahay nin aan go’aan gaadhi karin oo isaga laftiisa gaadh laga hayo!! Waxa ka muuqatay inuu yahay nin aan ku baraarugsanayn isbedellada iyo wacyiga siyaasadeed ee ka jira Gobolka Geeska Afrika.