Daawo Muuqaalada dabiiciga ah ee Aan Fasiraada Loo Helin (Xogta Dahsoon)‏

0
336

Hargeysa(WSN)Barnaamijkeenan xogta Dahsoon waxay ku soo qaadanaynaa waxyaabo dabiici ah oo meelaha qaarkood lagu arko, kuwaas oo la yaab iyo fajiciso ku reebay inta indhahooda ka soo qaaday gaar ahaan culimada deegaanka.